Dad loo xirxiray caruur kufsi argagax leh loogu geystay deg. Afgooye

Guddoomiyaha gobolka Sh/hoose Ibraahim Aadan Cali Najax ayaa si kulul u cambaareeyey fal kufsi ah oo degmada Afgooye loogu geystay gabdho aad u yar yar oo la afduubtay. Ibraahim Aadan Cali Najax ayaa sheegay in maamulkiisa ay dad fara badan u soo xireen falkaasi fooshan, kuwaasoo uu xusay iney baaritaano ku socdaan. “Waxaan shacab weynaha … Continue reading Dad loo xirxiray caruur kufsi argagax leh loogu geystay deg. Afgooye